Friday, March 29, 2024

Madxafka qaran ee Suuriya oo mudo kadib dib loo furay (Daawo Sawirada)

Dowlada Suuriya ayaa sanado dib dib u furtay madxafka Qaranka Suuriya oo kuyaala magaalada Dimishiq, waxaana madxafkaasi la xiray sanadkii 2012-kii kadib dagaalo dalkaasi...

Saud al-Mojeb oo kiiska dilka Wariye Jamal Khashoggi u tagay Turkiga

Waxaa xalay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga gaaray xeer ilaaliyaha guud ee Boqortooyada Sacuusiga Saud al-Mojeb, waxa uuna dalkaasi u tagay baaritaanka kiiska dilka Wariye...

Diyaarad ay la socdeen 188 -qof oo Rakaab ah oo bur burtay (Daawo Sawirada)

Warar ka imaanaya dalka Indonesia ayaa sheegaya in ay bur burtay Diyaarad nuuca rakaabka qaada oo nooceedu yahay Boeing 737 , waxaana diyaaradan saarnaa...

Milkiilihii kooxda Leicester City oo shil diyaaradeed ku geeriyooday (Daawo Sawirada)

Waxaa la xaqiijiyay in uu geeriyooday Milkiilihii kooxda kubada cagta ee kooxda Leicester , City, kadib markii diyaarad Helicopter uu la socday ku bur...

Xiliga shacabka Afrika bilaabayaan iney Vise la’aan tagaan Itoobiya oo la shaaciyey

Itoobiya ayaa shaacisay xiliga ay bilaabayso iney fiisayaal bilaash ah garoonka ku siiso isla marka ay soo degaan dhamaanba shucuubta Afrika. Bisha Nofembar ee soo...

Diyaarad uu lahaa Milkiilaha kooxda Leicester City oo bur burtay (Daawo Sawirada)

Diyaarad nuuca qumaatiga u kaca uu lahaa milkiilaha Kooxda kubada Cagta ee Leicester City Vichai Srivaddhanaprabha ayaa bur burtay, wax yar kadib markii diyaaradaasi ay milkiilaha...

Sacuudiga oo ku gacan seyray dalab la xiriira dilka khashoggi oo ka yimid Turkiga

Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay in dadka lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen dilka weriye Jamaal Khashoggi lagu maxkamadeyn doono gudaha dalkaas. Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudiga...

Kaniisad Yuhuudu ku leedahay dalka Maraykanka oo dad badan lagu laayey (Daawo Sawirro)

Weerar hubeysan ayaa goor dhow lagu qaaday Kaniisad ay leeyihiin dadka Yuhuudda ah oo ku taalla magaalada Pittsburg Gobolka Pennsylvania ee dalka Maraykanka Sida warku...

Gabadhii uu Guursan rabay Wariye Jamal Khashoggi oo diiday Casuumad uu u fidiyay ..

Gabadhii uu doonayay in uu guursado Wariye Jamal Khashoggi oo lagu dhax dilay gudaha Qunsuliyada Sacuudiga ee magaalada Istanbuul ayaa ka hadashay dareenkeeda iyo...

Mid kamid ah Dowladaha Yurub oo ka hor timid in Sacuudiga Xayiraad dhinaca...

Dowlada Sacuudiga ayaa wali wajaheysa cadaadis xoogan oo kaga imaanaya caalamka kadib dilkii foosha xumaa ee Wariye Jamal Khashoggi loogu dhax geestay Qunsuliyada Sacduudiga ku...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs