Monday, March 8, 2021

(Sawirro) Ciidanka Puntland oo guluf dagaal ka wada duleedka Boosaaso

Ciidamada kala duwan ee amniga Puntland ayaa maalintii 2aad howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka wada duleedka magaalada Boosaaso iyo degaanada ku teedsan Buuraleyda...

Puntland oo faahfaahin ka bixisay weerarkii ka dhacay Boosaaso & Al-Shabaab oo..

Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan weerar qorsheysan oo kooxda Al-Shabaab  habeenkii xalay ku qaadeen xabsiga weyn ee magaalada Bosaaso. Weerarka ayaa lagu bilaabey qaraxyo...

Weriye caan ah oo lagu dilay Gaalkacyo iyo faahfaahino ka soo baxaya

Magaalada Gaalkacyo waxaa goor dhow lagu dilay Weriye Jamaal Faarax Aadan oo ka mid ahaa weriyeyaasha sida weyn looga yaqaano Magaalada Gaalkacyo. Marxuumka  ayaa ka...

(Akhriso Magacyada) Madaxweyne Deni oo wareegto ku Magacaabay taliyeyaal ciidan

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr. 05, ku magacaabay Taliye Qaybeedyadda Gobollada Sanaag iyo Karkaar. Madaxweynaha Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa...

Puntland oo War adag kasoo saartay rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho

Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa qoraal goordhaw laga soo saaray looga hadlay dagaaladii xalay iyo saakay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ku dhax maray ciidamo...

(Daawo Sawirro) Puntland oo qabatay qaraxyo lagu diyaarinayey Magaalada Boosaaso

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland PSF ayaa sheegay iney qabteen qaraxyo la damacsanaa in laga geysto magaalada Boosaaso. Hawlgal ay ciidamada PSF...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay Shirka uu iclaamiyay Farmaajo iyo halka lagu qabanayo (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada  Puntland, waxaana shirkan looga hadlay Doorashada Soomaaliya, Amniga deegaannada...

Puntland: “Laga bilaabo berri Farmaajo uma aqoonsanin Madaxweynaha dalka”

Puntland ayaa shaacisay in laga bilaabo maalinta berri oo isniin ah aysan Madaxweyne u aqoonsanayn Farmaajo, maadaama uu dhammaaday muddo xileedkiisii sharciga ahaa Wasiirka Warfaafinta...

Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamada ciidamada Puntland oo xabsiga la dhigay (Sababta)

Maamulka Puntland ayaa sheegay in mas’uuliyiin ka tirsan maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ay xilkooda ku waayeen, loona xiray in ay sii daayeen...

News in English

Meet Mogadishu’s first female rickshaw taxi driver

Saynab Abdikarin has ventured into an industry that was exclusively male-dominated in conservative Somalia. Saynab Abdikarin turns heads everywhere she goes in Mogadishu. The 28-year-old...

Xulka Allbanaadir