Tuesday, May 26, 2020

Madaxweyne dal caan ah oo bixiyey raali gelin ku aadan sharci uu jebiyey

Madaxweynaha dalka Austria Alexander Van der Bellen, ayaa raaligelin bixiyay kaddib markii uu jabiyay mid ka mid ah sharciyada lagula tacaalayo faafidda cudurka coronavirus. Maqaayad...

Ilhan Cumar oo ku guuleysatay wareeg doorasho cusub oo ka dhacday Maraykanka

Ilhan Cumar ayaa ku guulaysatay wareegga koowaad ee codbixinta isreereebka uu xisbigeeda ku xulanayo musharraxa degmada 5-aad ee kursiga ay hadda ku fadhido ku...

Falastiin oo diiday deeq ka timid Imaaraadka & sabab cajiib ah oo ka dambeysa...

Maamulka Falastiin ayaa diiddey inay la wareegto shixnad gargaar qalab caafimaad ah oo ay Imaaraadku ugu deeqeen si ay ula tacaalaan cudurka COVID-19, taasoo...

Dal aan Muslim aheyn oo Maalmaha labada ciidood ee Islaamka u aqoonsaday fasax Qaran

Sida uu sheegay Madaxweyne Volodymyr Zelensky dalka Ukraine ayaa labada ciidood ee Islaamka ka dhigay fasax qaran oo shaqaalaha dalka oo dhan ay ka...

Dagaal beeleed sababay dhimashada boqolaal qof iyo tuulooyin la gubay

Mas'uuliyiinta dalka South Sudan waxay sheegeen in ugu yaraan 300 qof ay dhinteen halka tiro kale ay dhaawacmeen markii dagaal beeleedyo ay ka dhaceen...

Madaxweyne Trump oo qaaday talaabo caro weyn ku abuurtay dalka Shiinaha

Mareykanka ayaa Congress-ka ku wargeliyay suurta-galnimada inay Taiwan ka iibineyso gantaallada biyaha hoostooda ku safra oo ku kacaya 180 milyan oo dollar, taasi oo...

Hoggaamiyaha kooxda Taliban oo u digay Maraykanka ka dib heshiiskii Doha

Hoggaamiyaha Taliban ayaa maanta sheegay in mintidiinta ay ka go’an tahay ilaalinta heshiiska taariikhiga ah ee ay la galeen Mareykanka, inkasta oo lagu eedeeyey...

Madaxweyne xigeen caan ah & xaaskiisa oo laga helay cudurka Coronavirus

Madaxweyne ku-xigeenka Koonfurta Sudan, Riek Machar oo qayb ka ahaa guddiga la dagaalanka cudurka Coronaviris ayaa laga helay isla cudurkaas Machar ayaa sheegay in xubna...

Ciyaaryahano caan ah oo dhac yaab leh ka geystay goob ay ka socotay xaflad

Booliiska gobolka Florida ee dalka Mareykanka ayaa baadi goob ugu jira laba ka mid ah ciyaaryahanada kubada cagta Mareykanka ee loo yaqaan NFL kuwaasoo...

Hogaamiye 25 sano ka hor madaxiisa la dul dhigay Malaayiin dollar oo la qabtay...

Felicien Kabuga, oo ah nin lagu tuhunsanyahay xasuuqii dalka Rwanda islamarkaana ku eedeysan in malayshiyaad uu maalgeliyey ay xasuuqeen dad gaaraya 800,000 oo qof...

LAST WEEK NEWS

U.S. Rep. Ilhan Omar wins DFL endorsement in reelection bid

The party endorsement sets up a primary race with Antone Melton-Meaux, an attorney-mediator and political newcomer whose campaign has been based on a series...