Sunday, May 26, 2019

Galmudug oo ku kala qeybsantay habraaca doorashooyinka ee dowladu soo saartay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug ee fadhigiisu yahay Magaalada Cadaado ayaa sheegay in kulan ay yeesheen Xildhibaanada Galmudug iyo guddoonkooda ay soo dhaweeyeen habraaca doorashada...

Ciidamada Ahlu Sunna oo Dhoolo tus sameeyay soona bandhigay Awoodooda (Daawo Sawirada)

Ciidamada Ahlu Sunna ayaa maanta dhoolo tus ay awoodooda kusoo bandhigayeen ka sameeyay magaalada Guri ceel ee gobolka Galgaduud, waxaana dhoolo tuskan lagu xusayay maalinta...

Daawo Sawirada Ninkii doonayay in uu isku qarxiyo Guriceel oo lasoo bandhigay iyo Jirdil...

Ciidamada Ahlu Sunna ayaa maanta degmada Guriceel ku qabtay nin dhalinyaro ah oo doonayay in uu isku qarxiyo munaasabad magaaladaasi ka socotay ayna ka...

Ahlu suna iyo Madaxweyne Axmad Ducaale Xaaf  vs Galmudug !!

Siyaasadu waa hab loo maamulo ama lagu maamulo dowlad waxaana haga maamulidaas hab sharciyeedka u degsan dowladaas EE ma aha aragti  koox ama shaqsi...

Masuul ka tirsan Maamulka Galmudug oo lagu dhaawacay Magaalada Gaalkacyo

Guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa xalay lagu dhaawacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo, waxaana soo baxaya faahfaahino ku saabsan weerarkan. Falkan ayaa dhacay ka...

Xaaf oo markiisa hadalo kulul ku weeraray Madaxweyne Farmaajo & dowladiisa

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo xalay ka qayb galay kulan ay soo agaasimeen Jaaliyadda degaanada Galmudug  ee ku nool magaalada Nairobi ayaa...

Galmudug oo shaacisay in uu fashilmay shirkii ka socday Garawe (Akhriso War Saxaafadeed)

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay fashilka ku yimid shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo kuwa Federaalka uga socanayay 5-10 bishan Magaalada...

Dowlad goboleedkii labaad oo ka soo horjeestay sharciga cusub ee doorashooyinka (Akhriso)

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hor timid qaabka loo meel mariyay Ansixinta Xeerka Doorashooyinka oo ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya. Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa...

Xildhibaan Mahad Salaad oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Guriceel (Sawirro)

Xildhibaan Mahad Max'ed Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Somalia ayaa maanta gaaray degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud halkaasoo si weyn loogu soo...

Bakhaar hub ugu keydsanaa maamulka Galmudug oo saakay gubtay

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay uu gubtay bakhaar ku dhax yaalay saldhig ay leeyihiin ciidamada maamul...

LAST WEEK NEWS