Shirkadda Isgaarsiinta Somtel u Doono Adeeg Isgaarsiin oo Dhameystiran Qiimo Jaban

Somtel u Doono Adeeg Isgaarsiin Wixii faah faahin ah kala xariit telka kor ku xusan

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel u Doono Adeeg Isgaarsiin oo Dhameystiran Qiimo Jaban, Tayadiisu Sareeyo Kaasoo Dabooli Kara Dhamaan Baahiyahaaga Isgaarsiineed.

Macaamiil Shirkadda Somtel Waxa ay Kuu Haysaa Adeegyada kala ah

• Adeegga eDahab (Mobile Money Transfer).

• Adeeg Internet Qiimo Jaban oo Xawaaro Sare Leh.

• Hal Sim Card (All in One) oo Aad ku xalin karto Baahiyahaaga Sida

 4G++/LTE Internet & 3G/H+ Internet.

 2G Cod Fasiixa oo Qiimo Jaban.

 eDahab, SMS, Maamulida Xisaabtaada Bangiga Dahabshiil.

• P2P Internet Guri iyo Xafiis.

• ADSL Internet Guri iyo Xafiis.

• Iyo Adeegyo Kale

Adeegyada Shirkadda Somtel Sahaydaada Ka Yeelo Goob Walba iyo Goor Kasta.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com