Tuesday, March 19, 2024

Howlgal ay ka qeyb qaadanayaan Diyaarado Dagaal oo ka socda gobolka Hiiraan (Sawirro)

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada deegaanka ayaa howlgalo balaaran ka wada deegaanno katirsan gobolka Hiiraan, halkaas oo ciidamada doonayaan in ay ka sifeeyaan...

Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka oo Runta u sheegay Guddoomiye Cali Jeyte

Waxaa soo baxay khilaaf u dhaxeeya wasaaradda maaliyadda maamulka Hirshabelle iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan, khilaafka ayaana salka ku haya lacagaha canshuurta...

Wabiga Shabelle oo ku fatahay deegaanka Raqayle ee Duleedka Jowhar (Sawirro)

Khasaaro dhimasho ayaa ka dhashay fatahaad wabiga Shabelle ka sameeyay  deegaanka Raqayle oo dhinaca Koofur Bari ka xiga magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boggaadiyay Saraakiil ciidan oo ku sugan Aadan Yabaal (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada deeganadii laga xoreeyay Khawaarijta ayaa soo gaaray degmada Aadan-yabaal ee gobolka...

Saraakiil Itoobiyaan ah oo gaaray Baledweyne iyo Xog ku aadan ujeedka safarkooda (Sawirro)

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta halkaasi gaareen saraakiil sar sare oo katirsan ciidamada Itoobiya ee howlgalka...

Weerar culus oo saakay lagu qaaday Saldhig milatari iyo Al Shabaab oo ka hadashay

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar culus ku qaaday saldhig ciidanka milatariga Soomaaliya iyo dadka deegaanka kaga sugnaayeen degaanka...

Qarax lagu dilay Ciidamo katirsan Kumaandooska Danab iyo dad kale oo Shacab ah

Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa lagu dilay askar katirsan ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo dad kale oo shacab ah, xilli ay...

Nabadoon Cabdullaahi Xassan Cawaale oo goordhaw la dilay iyo Faahfaahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa goordhaw xaafada Nuur Xawaad ee magaalada Baladweyne waxa ay ku dileen Nabadoon Cabdullaahi Hassan Cawaale (Tooratoor) oo kamid ahaa...

Qoorqoor oo ka qeyb galay Munaasabad weyn oo ka dhacday Guriceel (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa degmada Guriceel kaga qeyb galay munaasabad lagu caleema saraay maamulka cusub ee Degmada oo dhawaan la doortay. Munaasabadda...

Cali Guudlaawe oo kulan xasaasi ah la qaatay Xildhibano ka tirsan Baarlamanka Kenya (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa magaalada Nairobi casho sharaf mahadcelin ah u sameeyay qaar ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliyeed ee...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

HINNA Jobs

HINNA as a local humanitarian organization, established in 2003 for providing humanitarian support to the vulnerable and marginalized populations in south and central Somalia, HINNA...