Monday, October 26, 2020

Ciidanka Booliska Somaliland oo xabsiga dhigay fanaan booqday magaalada Muqdisho

Booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay Fanaanka Qamar Suugaani oo mudooyinkan ku sugnaa magaalada Muqdisho, maantana gaaray magaalada Berbera. Qamar Suugaani ayaa waxaa gacanta ku dhigay...

Faransiiska oo ka naxay talaabo ay ku dhaqaaqeen dalalka Islaamka qaarkood (Sawirro)

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay shacabka Turkiga ugu baaqay inay qaadacaan badeecadaha Faransiiska xilli ay sare u kaceyso xiisadda ka dhalatay...

Pogba oo si kulul uga hadlay Wararka sheegaya inuu ka baxay xulka Faransiiska

Laacibka qadka dhexe uga ciyaaraa kooxda Manchester United, Paul Pogba ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu xulka qaranka Faransiiska ka baxay ka dib hadalladdii madaxweyne...

Wasiirkii ugu horeeyey ee ka tirsan Xukuumada RW Rooble oo xilka la wareegay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo goobjoog ka ahaa munaasabadda xil wareejinta Wasaaradda Warfaafinta ayaa bogaadiyay shaqooyinkii uu soo...

Muxuu taliye Xijaar ku soo arkay Saldhigyada & baraha Kontrol ee Dhuusamareeb (Sawirro)

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta kormeer ku tagay saldhigayada iyo baraha koontaroolada Booliisku ka howlgalaan ee magaalada Dhusamareeb. Taliye...

Madaxweyne Deni iyo wafdi uu horkacayo oo safar dibeda ah u ambabaxay (Sawirro)

Madaxweynaha Puntand Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar ugu ambabaxay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka...

Madaxweyne Biixi oo la kulmay Safiirka dal aan Dunida laga aqoonsaneyn (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka safaarada Taiwan ku leeyahay Somaliland, gaar ahaan caasimada Hargeysa, Ambassador Allen C. Lou...

Faah Faahino kasoo baxaya dil loo geestay Masuul katirsanaa Bangiga iyo Xawaalada Amal

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay maamulihii bangiga iyo Xawaalada Amal u...

Somaliland oo shaacisay Shuruudaha laga rabo Siyaasiyiinta xilalka ka Qabta DF ee doonaya in...

Maamulka Somaliland ayaa soo bandhigay sharuudaha laga doonayo siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanadaasi ee xilalka ka qabta dowlada federaalka ee doonaya in ay tagaan deegaanada...

LAST WEEK NEWS