Wednesday, March 22, 2023

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha gaarsiiyay Amiirka Qatar

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha...

Dowlad degaanka Soomaalida oo War ka soo saartay dagaalka mar kale ka qarxay Itoobiya

Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa si kulul u cambaaraysay dagaalka soo cusboonaaday ee uu dhiiga badan ku daatay kaasoo u dhaxeeya kooxda TPLF iyo ciidamada...

Xildhibaanada Murusade oo diiday ka qeyb galka kulan uu Madaxweyne Xasan ku casuumay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay kulamo uu la qaadanayo qaar kamid ah xildhibaanada golaha shacabka , kulamadan ayuuna madaxweynaha taageero ugu raadinayaa...

Gobolo iyo Degaano ka tirsan Soomaaliya oo aan beri laga soomeynin

Degaano ka tirsan Soomaaliya ayaa la filayaa inaan beri laga soomin xili caawa dowlada Somalia ay shaacisay in beri ay tahay maalinta 1aad ee...

Madaxweyne Laftagareen oo soo saaray liiska Musharaxiin u tartameysa Aqalka Sare (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo saaray liiska qaar kamid ah musharaxiinta u tartameysa Aqalka Sare Baarlamaanka...

Gobol codadkiisa uu ku guuleystay Musharaxa Joe Biden oo sheeko cusub keenay

Maamulka gobolka Georgia ee dalka Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo tirin doono dhammaan codadkii doorashada madaxweynaha ee gobolkaas laga dhiibtay. Qaabka...

Axmed Karaash oo ka hadlay waxa uu salka ku hayo khilaafka isaga & Madaxweyne...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa markii ugu horeysay ka hadlay waxaa uu salka ku hayo khilaafka ka dhex aoosan isaga...

Ku dhawaad $200 Milyan ayaa laga lunsaday Muwaadiniin lagu qiyaamay Forex

Ku Dhowaad $200 Milyan Oo Laga Lunsaday Muwaadiniin Lagu Khiyaamay Maalgashiga Shirkado sheegta inay ka ganacsadaan Sarrifka Lacagaha Qalaad (Forex trading). Muuqaalka dadweyne bannaan baxaya...

Suldaan Abuukar: “Beesha Habar-idinle ma Metelo Nabadoonka ugu jira 135-ta oday ”

Suldaan Abuukar Socdaal Abtidoon oo ka mid ah odayaasha dhaqanka beesha Murusade ayaa ka hadlay arrimaha maamul u sameynta Galmudug ee ka socda magaalada...

Koobka Khaliijka ee lagu qabtay Dooxa oo Xaqiijiyay Awood Diblomaasiyadeed

Tartankii 24aad ee Koobka Khaliijka Carabta “Gulf Cup” ayaa lagu qabtay sanadkan magaaladda Dooxa ee dalka Qadar. Inkastoo safarka duulimaad toos ah ee dalka...

News in English

Somali President arrives in Asmara for bilateral talks with Eritrean leader

The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, has kicked off his two-day official visit to Asmara, the...

Xulka Allbanaadir