Booliska DF oo soo bandhigay Sawirada iyo Magacyada askar shaqada laga eryey (Sawirro)
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey sawirada iyo magacyada askar laga eryey shaqada ciidankaas.
Qoraal ka soo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in labada askari...
(Sawirro) Maxay yihiin kulamada uu Axmed Madoobe ka wado Magaalada Muqdisho?
Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka daganyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay masuuliyiin kale duwan.
Madaxweynaha Jubaland ayaa qaabilay gudoomiye kuxigeenka koobaad...
Silic iyo rafaad ba’an oo ka taagan goobaha buufinta Mooto Bajaajka ee Muqdisho
Saacaddu waa 10:00pm. Goobtu waa Waaxda Dhulbixinta degmada Wardhiigley, oo ka mid ah goobaha ay ka socoto midabeynta bajaajyada. Kumanaan bajaajlayaal ah ayaa halkan...
Cali Jeyte oo xanibaad ku soo rogay goobo ay joogaan kooxda Al-Shabaab
Maamulka gobol Hiiraan ayaa xanibaad ku soo rogay goobo ay joogaan kooxda Al-Shabaab kuwaasoo ku yaalla jiinka webiga
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Cali Jeeyte Cismaan...
Madaale oo furay wejiga labaad ee mashruuc 7 sano ka hor laga hirgeliyey Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray barnaamijka dib-u-dhiska iyo horumarinta caasimadda ee la magac baxay (Dalkaaga ku...
Dowlad goboleed sheegay inuu shaqo siinayo boqolaal qof oo baracakayaal ah
Munaasabad lagu xuseyey Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1da May 2023 ayaa Maanta lagu qabtey Magaalaada Baydhabo.
Xafladda waxaa so qaban qaabisey Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...
Ebrahim Raisi oo booqasho taariikhi ah ku tagaya Mid ka mid ah dalalka Carabta
Madaxweynaha dalka Iran Ebrahim Raisi ayaa maalinta Arbacada ah u safri doona caasimadda dalka Syria ee Dimishiq, isaga oo sheegay in booqashadaasi ay qaadan...
Xeer Ilaalinta Jubbaland oo soo saartay Ammar ku socda Saraakiisha Booliiska
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland ayaa ku amray laamaha booliska in ay u hoggaansamaan shuruucda iyo xeerarka u degsan haynta la tuhunsanayaasha iyo...
Raila Odinga oo mar kale shaaciyey go’aan aysan ku farxin dowlada Kenya
Mucaraadka Kenya ayaa i ku dhowaaqay in dibad-baxyada ka dhanka ah dowladda ay dib u billaabmi doonaan kadib bisha barakeysan Ramadan, inkasta oo uu...
Axmed Madoobe oo arrimo ka dhan ah kooxda Al Shabaab kala hadlay Tim Trenkle...
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay safiir ku xigeenka dowladda Maraykanka u jooga Soomaaliya Amb. Tim Trenkle...