Friday, December 6, 2019

Saldhig ciidamada Somaliland ku leeyihiin degmada Ceerigaabo oo la weeraray

Kooxo hubeysan oo sida la sheegay ka tirsan Jabhadda uu hoggaamiyo Col. Caarre ayaa xalay weeraray saldhigga Ciidanka Booliska Somaliland ku leeyihiin magaalada Ceerigaabo. Weerarkan...

Muuse Biixi oo Xilka ka qaaday shan ka tirsan Golaha wasiirada Somaliland (Akhriso)

WAREEGTO Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadahoodu yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-387/122019 iyo JSL/XM/WM/222-387/122019 uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey...

Albaani Online oo Bushaaro Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaliyeed

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan qurbo-joogta soomaliyeed  ee ubadkooda lajecel in ay bartaan quraan kariimka ah iyo shareecada islaamka in Markaska ALBAANI ONLINE oo ah dugsi casri...

Feysal Cali Waraabe oo Farmaajo ku eedeeyey inuu wado qorshe halis ku ah Somalia

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe oo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyey kulamo uu...

(Sawirro) Axmed Madoobe iyo Feysal Cali Waraabe oo kulan ku yeeshay Nairobi

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta Magaalada Nairobi kula kulmay Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland. Labada Mas’uul ayaa booqasho ku joogay...

Golaha Wakiilada Somaliland oo markii lixaad muddo kordhin loo sameeyey

Kulan ay Maanta Magaalada Hargeysa ku yeesheen Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxay muddo kordhin u sameeyeen markii lixaad Golaha Wakiiladda Maamulkaas. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Salebaan...

Muuse Biixi oo eedeeyey Farmaajo, kana hadlay xanibaadii Shiikh Shariif & Xasan Shiikh

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay waddakasta u martay sidii ay dowladdiisa cunaha...

C/raxmaan Ciro oo 10 qodob ku eedeeyey Maamulka Muuse Biixi (Akhriso)

Guddoomiyaha xisbiga Wadani oo ah kan ugu weyn mucaaradka Somaliland C/raxmaan Ciro ayaa ku eedeeyey madaxweynaha xilka haya ee Somaliland Muuse Biixi inuu ku...

Muuse Biixi oo taliye cusub u Magacaabay Ciidanka Booliska Somaliland (Akhriso)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/WM/222-375/112019 ayuu kun magacaabay taliyaha cusub ee ciidanka booliska Somaliland ka...

Madaxweyne Biixi oo xariga ka jaray Mashruuc ay ku baxday 20 Milyan oo dollar...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray mashruuc ballaaran oo ay leedahay shirkad maxali, kaasoo koronto lagaga...

LAST WEEK NEWS