Allbanaadir.com
MUUQAALONEWS

Fursad aad u qaali ah oo loo hayo Qurbajoogta Soomaaliyeed iyo Caruurtooda

 

Akaademiyadda Tahsin Online Academy waxay kuu diyaarisay course lagu baranayo qoraalka farta carabida gaar ahaan Khadka nuskhada. Kooraskan waxa loogu talo galay waalidinta kunool qurbaha ee jecel in caruurtoodu bartaan qoraalka farta carabida.

Koorasku waxa uu ka koobanayahay:

1. Kitaabka lagu baranayo Khadka oo PDF ah isla markaana ardaygu daabacanayo.
2. Dhammaan duruusta oo duuban isla markaana ardaygu dhigan karo wakhtiga u doono.
3. Marka uu dhammeeyo ardaygu kooraskan waxa uu helayaa shahaado.
4. Kooraska hal mar ayuu qofku iibsanayaa kadibna waligi wuu u furnaan doonaa.

Haddaba si aad u iibsato course ka booqo websitekan:

https://tahsinonlineacademy.com/

Related posts

Cabasho ka dhan ah Wasaarada Maaliyadda oo loo gudbiyay Gudoonka Labada Aqal (Akhriso Cadeymo)

Cabdi Cade

Rooble oo Arin Muhiim ah kala hadlay Taliska Booliiska Somalia & kan AMISOM (Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxweyne hore Farmaajo oo war cusub soo saaray kana hadlay Isbadalka dhacay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---