Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Dowladda Soomaaliya oo Shir Wadatashi ah Telfoon kula yeelatay Dowlad goboleedyada

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa shir ku qabsoomay qadka Taleefoonka la qaatay wasiiradda Maaliyadda dowlad goboleedyada dalka ka jira.

Shirkan ayaana looga wada-hadlay arrimo badan oo ku saabsan horumarinta maaliyadda dalka, maadaama dowladda Federaalka Soomaaliya laga cafiyay deymihii lagu lahaa, kuwaa oo cuuryaamiyay dhaqaalaha Soomaaliya.

Halkan ka AKhriso War-saxaafadeed laga soo saaray shirkan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ciidanka XDS iyo shacab hubeysan oo howlgal ka bilaabay gobolka Bay (Sawirro)

Caydiid Ali

Xabaal wadareedyo laga helay goobo ay ka baxeen Ciidamada Ruushka (Sawirro)

Caydiid Ali

Xukuumadda oo ku baaqay dhammaystirka wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta

Cabdi Cade