Wednesday, November 25, 2020

Israel oo qiratay booqashadii Raisul wasaare Netanyahu ku tagay Sacuudiga

Wasiirka Waxbarashada Israel Yoav Galant xubinna ka ah xisbiga Likud, ayaa qiray warar ay warbhaaninta Israel tabisay oo sheegayay in ra'isal wasaaraha dalkaas Benjamin...

Jawaari oo ku biiray Shirka Musharaxiinta Madaxweyne uga socdo Muqdisho

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa ku biiray shirka Musharaxiinta xilka Madaxweynaha uga socda Muqdisho. Jawaari ayaa caawa gaaray hotelka Jasiira...

Maamulka G/Banaadir oo beeniyey warar lagu faafiyey baraha bulshada

Maamulka gobolka Banaadir ayaa beeniyey warar maalmihii la soo dhaafay laga faafiyay oo sheegayay in Xaruntooda laga jartay korontada markii ay bixin waayeen kharashka...

RW Rooble oo Baydhabo ka dhagax dhigay dhiismaha Mashruuc cusub (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa maanta si wadajir...

Maxaa ka jira in Madaxweyne Guudlaawe loo diiday inuu tago Magaalada Belad-weyne?

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay ineysan jirin cid ka soo horjeeda booqasho la sheegay in Madaxweynaha maamulkaas Cali...

Sacuudiga oo si cad u inkiray kulankii dhexmaray Netanyahu & Bin Salman

Wasiirka Arrimaha Dibedda Sacuudiga ayaa si kulul u beeniyey warar ay baahiyeen warbaahinta qaar oo sheegayey in ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu uu Axaddii...

Madaxweyne Qoor Qoor oo laga yaabo in uu ka laabto Guddiga Doorashada uu Magacaabay(Sawiro)

Musharaxiinta shirka uga socday Muqdisho gaar ahaan xubnaha ka soo jeeda deegaanada Galmudug ayaa markii uu soo dhammaaday wajiga labaad ee shirka uga socday...

Cusman Abukar: “Haddii annagu aan is xalin waynay in nala xaliyo maxaa diidaya”

Magaalada Zwolle, waxay ka mid tahay Magaalooyinka dalka Nederlands ee ay Soomaalidu deggan tahay, waxaana muddo dhowr iyo 20 sanno ah  ka dhisan Jaaliyad...

Musharixiinta ku shirsan Magaalada Muqdisho oo War cusub soo saaray (Akhriso)

Musharixiinta uu Shirka uga socdo hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa ka dalbaday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur-galbeed inay...

(Sawirro) Mahdi Guuleed oo tababar u furay guddiyo lagu muransan yahay

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka ayaa kula dardaarmay shaqooyinka horyaalla in...

News in English

Political consensus in Somalia must be “preserved and indeed deepened,” says...

UNITED NATIONS, Nov. 23 (Xinhua) -- The "broad political consensus" reached in September that ended a two-year stalemate in Somalia, an impoverished, war-torn eastern...

Xulka Allbanaadir