Madaxweyne Laftagareen oo Cafis u fidiyay askar la dagaalantay Ciidan isaga ka ammar qaata
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa cafis u fidiyey askartii dhawwaan ka qeyb qaadatay shaqaaqadii ka dhacday magaalada Baydhabo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Golaha Wasiirrada K/Galbeed kala hadlay labo arrin oo muhiim ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed kaasi oo lagaga arrinsaday...
Madaxweyne Laftagareen oo Shaaciyay Muddada Al Shabaab uga saari doonaan KG
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftaagreen) ayaa sheegay in maamulkiisa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jiraan bilaabida howlgalo deegaannada maamulkiisa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday xero barakac iyo Isbitaal (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kormeeray Hosbital-goboleedka Baay, halkaas oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay Madaxtooyo looga dhisayo Baydhabo (Sawirro)
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha madaxtooyadda Soomaaliya ku yeelaneyso ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Laftagareen iyo Siyaasiyiin mucaarad ku ah (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa kulan...
Wafdi horu dhac ah u ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo (Sawirro)
Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed gaaray wafi uu hoggaaminayay agaasimaha guud ee madaxtooyada Qaranka Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxamuud...
Sheekh Aadan Madoobe oo fuliyay mid kamid ah Shuruudihii Musharaxiinta Koonfur Galbeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa wax ka bedel ku sameeyay xubno ka tirsan guddiga farsamada ee...
Musharaxiinta diidan Laftagareen oo Shuruudo ku xiran shirka Dib u heshiisiinta ee la qabanayo
Musharixiinta xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed sida weyna u diidan madaxweyne Laftagareen ayaa qoraal ay soo saareen ku shaaciyay shuruudo adag ay ku xireen ka...
(Sawirro) Wasiiradii uu Magacaabay Laftagareen oo xilalka la wareegay
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Baarlamanka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Nuur Maxamed Macalin ayaa ka qeyb galey Munaasabad lagu dhaarinaayey Xubno...