Saturday, April 20, 2024

C/wali Gaas oo kulan la qaatay gudoonka cusub ee Baarlamanka Puntland (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Madaxtooyada Garoowe ku qaabiley Guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Puntland. Kulanka uu Madaxwenaha Puntland la qaatay...

Lacag aan caadi aheyn oo laga yaabo in ay kasoo xarooto Doorashada Puntland

Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka uu yeelanayo maamulka Puntland ayaa lagu wadaa in doorashadiisa maalinta talaadada ee ku beegan 8-da bishan  ay ka dhacdo magaalada...

Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Puntland oo lasoo saaray (Akhriso)

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland ayaa goordhaw magaalada Garawe kusoo bandhigay habraaca Doorashada iyo Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta tartameysa. Doorashada Madaxweynaha Puntland...

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland oo la doortay

Musharax Xildhibaan Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo dareed)   ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland. Dhoobo ayaa wareeegii labaad ee doorashada helay 43 cod, halka...

Doorashada gudoonka baarlamanka Puntland oo ka socota Magaalada Garoowe

Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa waxaa ka socota codbixinta doorashadda Gudoonka baarlamaanka maamulka Puntland. Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa waxaa u tartamayaa 4 murashax oo...

Masuul dhawaan iska casilay xil uu ka hayay Puntland oo xabsi la dhigay

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidamada Puntland maanta magaaladaasi ku xireen Guddoomiyihii hore ee gobolka Sool ee Puntland...

Midowga Afrika & EU-da oo si kulul ugu hadlay Weerarkii lagu qaaday xarunta Xalane

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Somalia oo cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday xarunta AMISOM ee Muqdisho. Ambassador Francisco Madeira ayaa ku tilmaamay...

Guddiga Doorashada Gudoonka Golaha Wakiilada Puntland oo la magaacabay (Akhriso)

Qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha KMG ee  golaha wakiilada maamulka Puntland ayaa lagu magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada gudoonka Golaha Wakiilada maamulka Puntland . Guddiga Doorashada...

Xildhibaan sheegay in Puntland aysan aheyn sida Waqooyiga Kuuriya

Xildhibaan Cali Yuusuf  Cali Xoosh oo shalay gaaray magaalada Garawe ayaa si kulul uga hadlay go'aankii maamulka  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu soo saaray...

Xildhibaano maanta Gaaray magaalada Garawe Xili Puntland ay mamnuucday in…

Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland gaaray Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo deegaan ahaan kasoo jeeda Puntland. Xildhibaanadan gaaray magaalada Garawe waxaa...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs