Sunday, April 28, 2024

Xarun ay laheyd Shirkadda Hormuud oo la gubay (Daawo Sawirada)

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa mar kale gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee Hormuud. Ciidamadaan ka tirsan kuwa Kenya oo kasoo...

Xoogaga Al-shabaab oo ciidamada dowlada kala wareegay degaan muhiim ah

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen degaan lagu magacaabo Geedweyne oo ku yaalla duleedka degmada Doolow ee gobolka Gedo. War ay baahisay Idaacadda al-Shabaab ayaa...

Rag ka ganacsanayey Maandooriyaha xashiishka oo gacanta lagu soo dhigay

Ciidamada Booliska Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay rag ka ganacsanayey maandooriyaha xashiishka loo yaqaano. Raggan oo ka koobnaa labo nin ayaa laga soo qabtay...

Wararkii ugu dambeeyey dayuurado duqeyn ka geystay gobolka Gedo

Dayuurado dagaal oo ay leeyihiin ciidamada Kenya ayaa maanta duqeyn ka geystay degaano hoos yimaada gobolka Gedo ee koonfurta Somalia. Wararka ayaa sheegaya in duqeynta...

Guddoomiye degmo iyo ku-xigeenkiisii oo shaqada laga joojiyey & Sababta ka dambeysa

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa go'aan ku meel gaar ah kasoo saartey Maamulka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo bilooyinkii ugu danbeeyey uu ka jirey...

Jubbaland oo go’aano ka soo saaray mashaqo ka jirtay duleedka Kismaayo (Akhriso)

Golaha Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa go'aan kama danbeys ah kasoo saarey khilaaf ku saleysan deegaamaysi oo ka jira deegaamada hoostaga magaalada Kismaayo ee...

Daawo Sawirada: Ciidanka Nabad sugida oo qabtay nin Bambo ku weeraray xarun Ciidan

Ciidanka Nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ku qabtay nin la sheegay in xalay bam gacmeed ku weeraray...

Al-Shabaab oo xukun dil ah ku fulisey 3 qof oo ay ku jirtay haweeney

Fagaare ku yaalla Magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa waxaa galabta ka dhacay xukunno dil ah oo lagu fuliyay saddex ruux oo haweeney...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs