Friday, November 22, 2019

Axmed Madoobe oo weli sii wada la xisaabtanka Wasiirada Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta arboco 20 - Nofeembar- 2019 warbixinta sanadlaha ah ka dhageystey wasaarada gaadiidka ee Dowlad goboleedka Jubbaland. Wasiirka wasaarada...

Shirkii Madaxweyne Farmaajo & Madaxdii hore oo soo gebegeboobay & Shir jaraaid oo..

Madaxda Madasha Xisbiyada ayaa lagu Wadaa in goor dhow ay Faahfaahin ka bixiyaan shir qaatay Muddo ka badan 3 saacadood oo ka dhacay Aqalka...

Dowladaha Itoobiya & Imaaraadka oo kala saxiixday heshiis iskaashi Milateri (Sawirro)

Dawladaha Itoobiya iyo Imaaraatka Carabta ayaa maanta kala saxiixday heshiis cusub, kaasoo ku saabsan sidii ay labada dawladood iskaga kaashan lahaayeen dhinacyada difaaca iyo...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Muqdisho iyo Khasaaro kala duwan oo ka dhashay

Waxaa dagaal socday ku dhawaad saacad oo hubka nuucyadiisa kala duwa la isku adeegsaday maanta ka dhacay inta u dhaxeysa Isgooska Ex-Contarool Afgooye iyo...

Gabar uu dhalay Elman oo lagu dhax dilay xarunta Xalane ee Muqdisho

Warar kusoo dhacay warqabadka shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in gudaha xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ku geeriyootay Gabar Soomaaliyeed oo kasoo jeeda Qoys caan...

Wiilal iyo Gabdho Jaamiciyiin ah oo loo tababarayo Saraakiil Ciidan (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta deegaanka Darar-weyne ee duleedka  Hargeysa ka daah-furay mashruuc ballaadhan oo lagu tabobarayo dufcaddii ugu horraysay ee...

Dagaal xoogan oo ka socda Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya cida uu u...

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya ayaa ka socda inta u dhaxeysa Isgooska Ex-Control Afgooye ilaa xerada Ciidanka Asluubta ee...

Kheyre oo kormeer kedis ah ku sameeyay xarumo Wasaaradeed (Daawo Sawirada)

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay dalka dib ugu soo laabtay, ayaa maanta kormeer kedis ah ku sameeyay xarumaha wasaradda Warfaafinta, Haweenka...

Nin ka qeyb qaatay Weerar dad badan lagu dilay ah oo maxkamad lasoo taagay...

Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa la horgeeyay nin la sheegay in uu kamid ahaa ragii weeraray xarun Koonfurta magaalada Gaalkacyo ku...

Villa Somalia iyo Madasha Xisbiyada Qaran oo shaaciyay Ajandaha Kulanka goordhaw dhacaya

Waxaa goordhaw la filayaa in xarunta Madaxtooyada Soomaaliya uu ka furmo kulan muhiim ah ay yeelanayaan Madaweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Hogaanka Madasha...

LAST WEEK NEWS