Allbanaadir.com
NEWS

Farmaajo: “Damaca guracan ee Xasan Shiikh lama aqbali karo”

Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo caawa War-saxaafadeed soo saaray ayaa si kulul u cambaareeyey hab dhaqanka siyaasadeed ee Madaxweyne Xassan Shiikh oo uu sheegay inuusan u adeegeynin nidaamka Dowladnimo ee dalka.

“Waxaan sida ugu adag u cambaareynayaa damaca gurracan ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku doonayo qabsashada doorasho hal dhinac ah, isaga oo adeegsanaya guddi doorasho oo aan haysan wax sharciyad ah, Madaxweynaha waxaan ugu baaqayaa inuu dalka u horseedin ama gallin xaalad halis ah” ayuu yiri Farmaajo

HOOS DAALACO WAR-SAXAAFADEED

Related posts

Xildhibaanno badan oo kasoo jeeda Puntland oo War xasaasi ah soo saaray

Cabdi Cade

Baarlamanka Galmudug oo Maanta dhageysanaya khudbadaha Musharixiinta Guddoonka

Caydiid Ali

Weerar culus oo ciidamo Itoobiyaan ah saaka ku qabsaday duleedka Buur-hakaba

Caydiid Ali
Taboola Ads ---