Israa’iil, waxay ku guul darraystay inay gaarto xarunta ay ka socota horumarinta u sarreysa ee nukliyeerka Iran ee Fordow, oo ku taal dhulka hoostiisa ee...
Israa’iil ayaa gudaha Iran ka fulisay weerar aan horey uga dhicin gobolka bariga dhexe oo dhaliyay , in la cirib-tiro maskaxda militari iyo saynisyahannadii nukliyeerka—...
Israel ayaa weerar lama filaan ah ku qaaday goobo ka tirsan xarumaha Milatari ee Iran, waxayna dileen qaar kamid ah raggii ugu sareeyay gaashaandhiga dalkaas,...
Israa’iil , ayaa ceeb iyo fadeexo weyn kala kulantay weerarkii gantaalaha balastiga loo adeegsaday ee xalay lagu qaaday magaalada Tel Aviv iyo caasimadda Israa’iil iyo...
Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa digniin rasmi ah ka soo saartay caawa xaaladda gobolka bariga dhexe iyo waqooyiga Afrika oo looga digay inay u safraan...
“Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dowladda iyo shacabka India, kadib shilkii naxdinta lahaa ee ku yimid diyaaradii Air India, waxyar...
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay dib u soo celiso saddex kalluumeysato Soomaaliyeed oo la waayay...