Muxuu Madaxweyne Ciro kala hadlay wakiilka Itoobiya?
Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta Xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wakiilka Dawladda Itoobiya u fadhiya Somaliland, Mudane Teshome Shunde Hamito. Waxaa...