Allbanaadir.com
NEWS

Somalia oo cambaareysay weeraro ka dhacay dalka Sudan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay weerarradii ugu dambeeyay ee lagu qaaday kaabayaasha iyo xarumaha rayidka ee magaalooyinka Kassala iyo Port Sudan ee dalka Jamhuuriyadda Suudaan.

Somalia ayaa carrabka ku adkeysay muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo nolosha, adeegyada, iyo hay’adaha muhiimka u ah dadka Suudaan.

“Waxay ku boorineysaa beesha caalamka iyo gobolka in ay xoojiyaan dadaallada diblumaasiyadeed ee lagu doonayo in lagu dhameeyo colaadda si nabad ah oo wada hadal loo dhan yahay” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaarada arrimaha dibeda ee Somalia oo sidan ku qornaa:-

Related posts

Galmudug oo Shaacisay Magacyada Xubnaha golaha Deegaanka ee Balanballe (Magacyada)

Cabdi Cade

Xukuumada Soomaaliya iyo iyo Bangiga adduunka oo kala saxiixay $80 Milyan oo Looga fulinayo Mashaariic (Sawirro)

Cabdi Cade

Nin Dil u geestay Gabar iyo Hooyadeed oo la xiray (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---