Kalfadhigii Afraad ee Golaha shaca1bka Qaranka ayaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ii si rasmi...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho  Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa maanta dhagax dhigay xarun la sheegay in loo dhisayo in lagu diwaan galiyo  qaxootiga dalka...
Ciidamada Milatariga Soomaaliya gaar ahaan guutada loogu magac daray 14-ka October ee ka howlgala qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ay qabtaan shaqo...