Natiijada hordhac ah oo kasoo baxday Codeyntii doorashada Dalka Swedan(Daawo Sawirada)

Waxaa Wali socota Tirinta codadka Doorashada ka socota Dalka Sweden taasoo bilaabatay Subaxnimadii Maanta waxana warbaahinta Shabakada Allbanaadir Online soo gaartay Natiijo hordhac ah oo kasoo baxday gudiga tirinayay Codadka Doorashada.

Saacada Swedan marka ay ku taagneet  23:00,pm waxaa la tiriyay Codada gaaraya 5093 cod kuwaasi oo laga tiriyay dhanka deegaanka.

Hadaba natiijada kasoo baxday Codadka hordhaca ahee la tirayay waa sida hoos ku Xusan :-

Social Democrats – 28.4%

Moderates – 19.8%

Swedan Democrats – 17.6%

Centre Party – 8.6%

Left Party – 8.0%

Christian Democrats – 6.4%

Liberal Party – 5.5%

Green Party – 4.4%



Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Nairobi-Kenya

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -