Maleeshiyaad hubeysan ayaa saaka la wareegay xarunta Dawladda hoose ee degmada Galdogob ee gobolka Mudug sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Goob-joogayaal ayaa...
Madaxa Jaamacadda Tel Aviv, Ariel Porat, ayaa ka digay in magacaabista Janaraal David Zini inuu noqdo madaxa hay’adda amniga gudaha ee Shabak ay keeni karto...
Midowga Yurub ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump in la ixtiraamo xiriirka ganacsi ee ka dhexeeya labada dhinac Hadalkan ayaa yimid kadib markii Trump...
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah Xukuumada federaalka Somalia ayaa soo saartay War saxaafadeed ku saabsan digniinaha xiliga ay baddu kacsan tahay. Qoraal ka soo...
Madaxweynaha Ereteriya, Isaias Afwerki, ayaa si adag u dhaliilay siyaasadda gudaha iyo dibadda ee dowladda Itoobiya, isaga oo ku eedeeyay in ay wiiqayso dadaallada lagu...
Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la yeeshay qaar ka mida xildhibaanada SSC-Khaatumo ku metela labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya. Kulanka ayaa daarranaa dardargelinta...
Waxaa isa soo taraya cambaareynta loo jeedinayo wariyeyaal kala duwan oo ka shaqeeya qaar ka mid ah telefishinada Muqdisho, kuwaasoo duubayay muuqaalo ay dadka shacabka...
Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si kulul ugu weeraray Dowladda Imaaraadka Carabta, isagoo ku eedeeyay in ay maalgelinta malaayiin doollarka ah ee ay Afrika...