Allbanaadir.com
NEWS

Dowlada Somalia oo soo saartay digniin ku socota shacabka

Wasaaradda Kalluumeysiga  iyo Dhaqaalaha Buluugga ah Xukuumada federaalka Somalia ayaa soo saartay War saxaafadeed ku saabsan digniinaha xiliga ay baddu kacsan tahay.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada ayaa looga digay doonyaha yar yar ee kaluumeysatada iyo dadba dabaasha u taga xeebaha iney ka fogaadaan badda sababo la xiriira dabeylo xoogan iyo mowhado halis ah oo maalmahan socda.

Hadalka Wasaarada ayaa ku soo aaday xili maalmihii la soo dhaafay ay xeebaha Muqdisho ku naf waayeen dhalinyaro badan oo u dabaal degay ka dib markii baddu qaaday, kuwaasoo qaarkood weli la la’yahay meydadkooda.

HOOS KA DAALACO QORAALKA WASAARADA

ASTA

Related posts

Somaliland oo dhulkeeda ka Mamnuucday BBC-da & sababta ka dambeysa

Caydiid Ali

Wasaarada Arimaha Gudaha oo War cusub kasoo saartay Doorashada Galmudug (Akhriso)

Cabdi Cade

Saraakiil Tababar loogu qaaday dalka Dibadiisa oo Muqdisho laga sagootiyay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---