Saturday, April 27, 2024

Hay’adda Socdaalka Somalia oo xafiis ka furatay gobolka Togdheer (Daawo Sawirro)

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Somalia oo kaashaneysa maamulka iyo odoyaasha dhaqanka degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa dib u howlgelisey xafiiska socdaalka bar-xuduudeedka degmada...

Xil ka qaadis lagu sameeyay Cumar Cabdulaahi Faraweyne (Akhriso Digreeto)

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto uu soo saaray waxa uu xilka uga qaaday Gudoomiyihii gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne . Digreetada kasoo...

Maxamuud Nadif Suldaan oo isku daldalay xabsi uu ku xirnaa iyo Faah faahino kasoo...

Waxaa shalay Xabsiga dhaxe ee degmada Badhan ee gobolka Sanaag isku dal dalay Maxamuud Nadif Suldaan oo kamid ahaa dadka deegaanka, waxaana sababta is daldalaada...

Wasiir shaaciyey inuu xilka iska casilay & Xog ku aadan sababta iscasilaadiisa

Wasiirkii horumarinta degaanka ee maamulka Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa ku dhawaaqay inuu iscasilay. Wasiirka ayaan faahfaahin ka bixin sababta rasmiga ah ee uu...

Madaxweyne Gaas oo dhagax dhigay dhismaha Garoonka Diyaradaha ee Badhan.

Madaxweynaha  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhagax dhigay dhismayaasha garoonka diyaaradaha ka magaalada Badhan oo ah mid hada si xawli ah ushaqeeya. Madaxweynaha...

Hadal uu jeediyay Madaxweyne Gaas oo caro badan dhaliyay iyo Jawaabo laga bixiyay!!!

Hadal Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu shalay  ka jeediyay degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa dhaliyay caro badan oo ka timid siyaasiyiin...

Askari katirsan ciidamada Puntland oo dilay Suldaan Xasan Cali Jibriil iyo Gaas oo ka hadlay

Wararka ka imaanaya degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in askari katirsan ciidamada maamulka Puntland bar koontarool ku dilay Suldaan Xasan Cali Jibriil oo...

Dil toorey loo adeegsaday oo loo geestay Wariye C/risaaq Siciid Cismaan 

Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in kooxo toorey ku hubeesan xalay magaaladaasi ku dileen Wariye C/risaaq Siciid Cismaan oo...

Wafdigii ka socday Aqalka sare oo lagu soo dhoweeyey Garoowe (Daawo Sawirro)

Guddigii Aqalka sare ee loo xilsaaray xalinta khilaafka ka dhex jira maamul goboleedyada iyo dowladda dhaxe ayaa gaaray magaalada Garowe. Xubnahani xalinta khilaafaadka labada dhinac...

Dhalinyaro lagu dilay magaalada Boosaaso iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeesan magaaladaasi ku dileen labo wiil oo dhalinyaro ah oo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs