Tuesday, April 16, 2024

War-Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Golaha Wasiirada ee Garawe (Sawirro)

Shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah iyo wasiirrada dawlad gobaleedka Puntland oo uu shir-gudoominayay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa...

Hay’adda Socdaalka Somalia oo xafiis ka furatay gobolka Togdheer (Daawo Sawirro)

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Somalia oo kaashaneysa maamulka iyo odoyaasha dhaqanka degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa dib u howlgelisey xafiiska socdaalka bar-xuduudeedka degmada...

C/xakiin Camey oo ka soo horjeestay go’aanadii dowlad goboleedyada ee Garowe

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa ka hor yimid go’aanadii maamul Goboleedyada ee ka soo baxay shirkii Garowe, isagoo dhinaca kale...

Dhageysiga Dacwad u dhaxeysa Madaxweyne Gaas iyo kuxigeenka oo goordhaw bilaabaneysa

Waxaa maanta xarunta Maxkamada sare ee Puntland ee magaalada Garawe ka bilaabaneysa dhageysiga dacwada u dhaxeysa Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas iyo kuxigeenkiisa C/xakiin...

Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland

Waxaa daqiiqado kadib lagu wadaa in magaalada Garawe si toos ah uga bilaabato doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland ay ku tartamayaan in ka...

Qaar ka mid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo gaaray Magaalada Garoowe

Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed Axmed Madoobe iyo C/casiis Laftagareen ayaa saaka gaaray magaalada Garoowe. Labada masuul oo kala hogaaminayey wufuud isugu jira...

Ciidanka Puntland oo bilaabay fulinta amar ka soo baxay Madaxweyne Saciid Deni

Ciidamada Booliiska Puntland ayaa ku dhawaaqay hawlgallo amniga lagu sugayo oo ay ka bilaabeen magaalada Boosaaso. Talaabadan ayaa ka dambeysay ka dib amar ka soo...

Taliyihii Ciidanka Daraawiishta Puntland oo is casilay iyo Sababta oo la ogaaday

Wararka aan ka heleyno maamulka Puntland ayaa sheegaya in uu is casilay Taliyihii Ciidanka Daraawiishta Puntland Gen: Cabdi Shugri Cabdulaahi Xuseen, waxaana la sheegay in...

Faahfaahin laga bixiyey duqeyn ka dhacday degaano ka tirsan Puntland

Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey duqeyn ka dhacday gobolka Bari oo ay sheegeen in lagu laayay xubno ka tirsan Daacish oo ku sugnaa...

(Akhriso) War-Murtiyeed ka soo baxay shirkii Madaxda Puntland, K/Galbeed & Hirshabelle

Shir Saddex geesood ah oo u dhaxeeyay madaxda Maamul Goboleedyada Puntand, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa caawa lagu soo gebagebeeyey Magaalada Garowe Waxaa shirka furay madaxweynaha...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs