Tuesday, May 21, 2024

Madaxweynaha Jubbaland oo xil culus u magacaabay Eng Cabdi Xuseen Maxamed

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa loogu magacaabay  Eng Cabdi Xuseen Maxamed in uu noqdo Gudoomiyaha gudigga...

(Akhriso) Jubballand oo jawaab ka bixisay Qoraalkii ka soo baxay golaha aqalka sare

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubbaland Xirsi Jaamac Gaanni ayaa jawaab ka bixiyey qoraalkii kasoo baxay golaha Baarlamanka Aqalka sare ee la xiriiray khilaafaadka dowladda Federaalka...

Madaxda dowlad goboleedyada oo si kulul u dhaleeceeyey dowlada Somalia (Daawo Sawirro)

Madaxda Maamul gobaleedyada ka jira dalka ayaa maanta waxaa uu shir uga furmay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose, iyadoo shirkana uu yahay mid...

Imaaraadka oo Gaadiid badan oo nuuca Dagaalka ah ku wareejiyay Jubbaland (Sawirro)

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa gaadiid badan oo nuuca dagaalka ah gaar ahaan kuwa loo yaqaan Cabdi Bilaha iyo hub ku wareejisay dowladda goboleedka Jubbaland,...

Axmed Madoobe oo ka digay arrimo lidi ku ah amniga Kismaayo oo laga soo...

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ka dib muddo toddobaadyo ah oo uu ku sugnaa magaalada Nairobi isagoo...

Dibed-bax ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka dhacay degmada Baardheere (Daawo Sawirro)

Boqolaal qof oo ka mid ah shacabka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa maanta dhigay Banaanbax ka dhan ah Madaxweynaha Jubbaland. Dadka banaanbaxayay ayaa ku...

Axmed Madoobe oo Nasiib daro ku tilmaamay carqaladeynta Farmaajo ku hayo Doorashada

Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa nasiib daro ku tilmaamay qorshayaasha Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday uu ku carqaladaynayo doorashooyinka dalka oo ay u danbaysay...

Qarax Xoogan oo Lagu dilay Cabdullaahi Carab iyo ciidamo la socday

Wararka ka imaanaya degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ah lala eegtay ciidamo katirsan kuwa...

Raisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay Kismaayo (Daawo Sawirro)

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland uu booqasho...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs