Monday, April 29, 2024

Axmed Madoobe oo kulan Xasaasi ah la qaatay Donald Yamomoto (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Khamiis 23-Jannaayo-2020 magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kula kulmey Safiirka mareykanka u fadhiya Soomaaliya...

Axmed Madoobe oo eedeyn & digniin isugu daray Madaxda dowlada federaalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku eedeeyey dowladda Soomaaliya in aysan ku dhaqmeyn dastuurkii loogu tala galay in dalka lagu maamulo. Axmed...

Gudoomiye Cali Jeyte oo lacag dul dhigay madaxa Cali dheere & xubno kale (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan oo ay wehliyaan Xildhibaan Cabdullahi Maxamed cali Sanbaloolshe Saraakiil ciidaan siyaasiyiin iyo odayaasha Dhanqanka Gobalka Hiiraan ayaa la'kulmay...

Jubbaland oo shaacisay jadwalka doorashada 6 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka

Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa Shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 6-kursi oo kamid ah 14-kii kursi ee la shaaciyay 13/12/2021. HOOS KA...

Axmed Madoobe & wakiilka QM ee Somalia oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Kismaayo...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u...

war

Bayaan_Dhaqanka_Hiiraan

Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland oo shuruudo adag ku xiray ka qeyb galka Doorashada 

Qaar kamid ah Mushataxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wafdi ka socday Ururka IGAD ayaa shuruudo adag ku xiray in ay...

Madaxweyne Laftagareen oo si weyn loogu soo dhaweeyay Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta garoonka diyaaradaha sayid Maxamed Cabdille Xasan ku qaabilay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Abdicasiis Xasan Maxamuud Lafta gareen,...

Guddoomiyaha Kismaayo oo joojiyay Qaabilaada Dadweynaha Muddo Isbuuc ah +Sababta

Guddoomiyaha magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne), ayaa muddo isbuuc ah joojiyay in uu qaabilo dadweynaha imaanaya xafiiskiisa. Qoraal...

Axmed Madoobe oo Fariin Cad hawada usoo mariyay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka qeyb galaya Munaasabada Sanad guurada labaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in khilaafka ka taagan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs