Waxaa goordhaw War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii ay magaalada Kismaayo ku lahaayeen Madaxda maamul goboleedyada dalka , waxaana shirkan oo socday mudo afar maalin ah laga soo saaray qodobo xasaasi ah.
War murtiyeedka laga soo saaray Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa ayaa diirada lagu saaray dhinacyada amniga, siyaasadda, arrimaha dastuurka iyo doorashooyinka.
Madaxda Maamul goboleedyada dalka ayaa shaaciyay in ay hakad geliyeen wada shaqeynta kala dhaxeysay dowladda Federaalka , waxa ayna eedeyn xoogan usoo jeediyeen dowlada Fedeeraalka Soomaaliya.
Halkan ka Akhriso War Murtiyeedka Shirka Kismaayo
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com