Friday, August 19, 2022

Madaxweynaha Jubbaland oo Guddoomiyay Shir arrimo kala duwan looga hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Wasaarada amniga ayaa laga dhagaystay...

Hey’adda Duulista Hawada oo go’aan culus ka soo saartay duulimaadyada Kismaayo

Hey’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa soo saartay manta mar kale amar gebi ahaanba lagu hakiyay duulimaadyadii tegi jireen Kismaayo laga bilaabo maanta oo ku...

Axmed Madoobe oo isbadal ku sameeyay Taliyaasha Ciidamada Jubbaland (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isbadal lagula sameeyay taliyaasha ciidamada maamulkaasi gaar ahaan kuwa booliiska iyo Nabad...

Marxuum Gen. Darwiish oo lagu aasay Kismaayo iyo madax kala duwan oo ka qeyb...

Allaha u naxariistee Meydka Wasiirkii arrimaha gudaha Jubbaland Gen. Maxamed Warsame Darwiish ayaa maanta lagu aasay magaalada Kismaayo. Gen. Maxamed Warsame Darwiish ayaa maalmo ka...

Guddoomiye degmo iyo ku-xigeenkiisii oo shaqada laga joojiyey & Sababta ka dambeysa

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa go'aan ku meel gaar ah kasoo saartey Maamulka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo bilooyinkii ugu danbeeyey uu ka jirey...

Axmed Madoobe oo Warbixin siiyay golaha Wasiiradda Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga hadlay qodobo kale duwan.   Kulanka waxaa ugu horeyntii...

Faahfaahin: Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo ku le’day Qarax dhulka loogu aasay

Miino dhulka lagu aasay ayaa la soo sheegayaa iney la kacday maanta gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Maamulka Juballand khasaare xoog leh ayaana...

Meydadka Masuuliyiin la dilay oo laga helay magaalada Baardheere

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay halkaasi kooxo hubeesan ku dileen sadex nin oo katirsanaa masuuliyiinta maamulka Degmadaasi. Kooxo...

Muxuu salka ku hayaa heshiiska ay Jubbaland la gashay Shirkadda Alpha Logistics? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qaybgalay saxiixa mashruuca soo saarista Maraakiib burbursan oo ku jirta dekeda Kismaayo kaasoo...

Milatariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen Saraakiil katirsan Al Shabaab

Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Milatariga Soomaaliya howlgalo ay ka sameeyeen deegaano kuyaala duleedka magaalada Kismaayo ku dileen xubno...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir