Friday, August 19, 2022

Ku dhowaad boqol qof oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday dibed-baxa Somaliland

Booliska Somaliland ayaa war ka so saaray dibad-baxyadii rabshadaha watay ee maanta ka dhacay magaalooyinka Somaliland, kuwaasoo looga soo horjeeday madaxweynaha maamulkaas laguna dalbanayey...

NISA oo xabsiga dhigtay taliyihii laga soo celiyey Kismaayo & dembi yaab leh oo...

Taliska Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa xabsiga dhigtay nin sheegay in loo magacaabay Taliyaha NISA ee maamulka Jubbaland, kaasoo dib looga soo celiyey...

Axmed Madoobe oo ka warbixiyey dagaalo ka dhacay Jubooyinka & dedaalka Aqalka sare

Shirka caadiga ah ee Golaha Wasiirada Jubbaland oo uu Gudoomiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa lagaga hadlay Xaaladaha Amniga Siyaasada iyo qodobo kale. Axmed...

(Akhriso) War-mutiyeed ka soo baxay shirkii Wasiirada Amniga dowlad goboleedyada

Wasiirada Amniga ee Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada dalka ayaa war-murtiyeedkan kasoo saarey kadib shir labo maalin socdey oo maanta Kismaayo lagu soo gabo-gabeeyey. Shirkan waxaa...

Siciid Joogsade oo sharci daro ku tilmaamay xilka ka qaadistii lagu sameeyey

Afhayeenkii Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Jubbaland Siciid joogsade ayaa ka soo horjeestay xilka qaadis lagu sameeyey. Saciid joogsade ayaa xilkan hayey muddo dhowr bilood ah,...

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo goordhaw ka dhoofay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wararka aan helnay...

Maraykanka oo shaaciyey inuu duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada Mareykanka ee jooga Somalia ayaa sheegay inay duqeyn ka geysteen degmada Jamaame ee Gobolka Jubada hoose halkaasoo sidoo kale ay sheegeen in Ciidamada...

Dowlada Kenya oo shaacisay talaabo cusub oo ka dhan ah Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay xirtay xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya ee dhanka Ismamaulka Lamu, waxayna sheegtay inaysan jirin cid ka soo gudbi karta...

Guddi labaad oo qaban qaabiya Doorashada Jubbaland oo la sameenayo

Qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa kasoo horjeestay sida ay wax u wadaan Guddiga doorashada Jubbaland uu magacaabay Madaxweynaha...

Xildhibaano badan oo gaaray Kismaayo iyo xog ku aadan Ujeedka Socdaalkooda (Sawirro)

Xildhibaano katirsan labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, halkaas oo la filayo in...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir