Friday, April 26, 2024

Haweeney isku daldashay degaan ka tirsan Gobolada dhexe & faahfaahino ka soo baxaya

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug degaanka Toorag oo gobolkaas ka tirsan ayaa waxaa shalay gelinkii dambe lagu arkay meydka haweeney...

Xildhibaan Mahad Salaad oo Madaxweyne Xaaf ku eedeeyey khilaafka ka taagan Galmudug

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex aloosan madaxda sare ee Galmudug oo saacadihii ugu dambeeyey cirka...

Muxuu Madaxweyne Xaaf ka yiri xil ka qaadista la sheegay in lagu sameeyey?

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug oo ku shiray magaalada Cadaado ayaa sheegay inay galabta xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmugug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Shirka waxa...

Xildhibaano ku shiray Cadaado oo sheegay iney xilkii ka qaadeen Madaxweyne Xaaf

Xildhibaano ku shiray magaalada Cadaado oo tiradooda lagu sheegay 47 xildhibaan ayaa sheegay inay xilkii ka qaadeen madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf. Kulankan ayaa...

Mooshin Xil ka qaadis ah oo goordhaw laga gudbiyay Madaxweynaha Galmudug

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug oo goordhaw Shir xasaasi ah ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa waxa ay diyaariyeen mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulkaasi...

Abaabul xilka looga qaadayo Madaxweyne Xaaf oo ka socda Cadaado & Xildhibaano ku qulqulaya

Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya inuu maanta halkaasi tegay Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo la socday. Xubnaha...

Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug oo ka hadlay Xil ka qaadistii maanta lagu sameeyay!!

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir ayaa ka hadlay xil ka qaadis maanta Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulkaasi ku sameeyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal...

Baarlamanka Galmudug oo maanta ka doodaya Mooshinka ka yaalla guddoomiye Cali Gacal Casir

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta waxay kulan ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, sida ay sheegeen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa...

Mid kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo Eedeyn Culus u jeediyay Madaxweyne Farmaajo

War Saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa eedeyn culus loogu soo jeediyay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed...

Mooshin Kalsooni kala noqosho ah oo laga gudbiyay Cali Gacal iyo Maxamed Xaashi

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug una badan garabka Ahlu Sunna ee dhawaan lagu biiriyay Baarlamaankii hore ee Galmudug ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs