Mid kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo Eedeyn Culus u jeediyay Madaxweyne Farmaajo

War Saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa eedeyn culus loogu soo jeediyay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Madaxweyne Xaaf qoraalka laga soo saaray xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo hormuud ka yahay faragalinta qaawan ee lagu hayo Dowlad Goboleeyada gaar ahaan Galmudug.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Madaxweyne Xaaf

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -