Thursday, April 25, 2024

Raisul Wasaare Khayre & wafdi uu horkacayo oo goor dhow gaaray Dhuusamareeb

Wafdi uu horkacayo Raisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre oo galabta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb. Raisul Wasaaraha oo ay...

Abshir Bukhaari & Xildhibaano ku kacsan dowlada oo tagay Cadaado (Sawirro)

Xubno uu horkacayo guddoomiye ku-xigeenka Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa gaaray magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Xubnaha wehliya Abshir Bukhaari waxaa ka mida...

Reer Cadaado oo go’aan kasoo saaray in Xaaf soo dhaweenayaan iyo in kale (Sawirro)

Magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka maamulka Galmudug waxaa saakay kulan deg deg ah ku yeeshay waxgaradka iyo siyaasiyiinta magaalada Cadaado ,kuwaa oo ka arinsanayay...

Sheekh Shaakir oo War Saxaafadeed soo saaray kana hadlay Go’aanka dowlada ee…

Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa War Saxaafadeed uu soo saaray kusoo dhaweeyay go'aanka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ee ku shaacisay...

Carabey iyo Cali Gacal oo laga war dhoorayo Go’aankooda siyaasadeed ee Xiisada Galmudug

Maamulka Galmudug ayaa xiligan galay marxalad siyaasadeed oo aad u adag, waxaana labo garab hada u kala jabay Maamulkii Galmudug uu Xaaf hogaaminayay iyo...

Masuuliyiin iyo Xildhibaano katirsan labada Aqal oo kusii jeeda magaalada Cadaado

Magalaada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan gaaraan Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Aqalka sare...

Ra’isul Wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo oo kusii jeeda magaalada Dhuuso Mareeb 

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa in ay gaaraan magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka...

Wasaarada Arimaha Gudaha oo War cusub kasoo saartay Doorashada Galmudug (Akhriso)

Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay in doorashada Hogaanka maamulka Galmudug ay dhaceyso 4-ta bisha soo socota ee July oo ay...

Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo caawa ku dhowaaqay go’aan lama filaan ah!!(Aqriso)

Madaxweynaha Galmudug,Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa caawa ku dhowaaqay go’aan lama filaan ah oo dadka siyaasadda falanqeeya aad ula yaabeen taasoo ah in uu...

Xagee caawa ku sugan yahay Madaxweyne Xaaf? (Wararkii ugu dambeeyey ee Galmudug)

Madaxweynaha xaalku ku xun yahay ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo galabta ka soo ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ayna gelbinayaan kolonyo gaadiid dagaal...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs