Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo caawa ku dhowaaqay go’aan lama filaan ah!!(Aqriso)

Madaxweynaha Galmudug,Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa caawa ku dhowaaqay go’aan lama filaan ah oo dadka siyaasadda falanqeeya aad ula yaabeen taasoo ah in uu soo afjarayo xiisaddii iyo loolankii siyaasadeed ee dhaxeeyay Maamulka Galmudug dhaxdiisa .

Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf  Xaaf ayaa soo saaray Qoraal  uu ku cadeeyay  inuu burburay heshiiskii kala dhaxeeyay Maamulkiisa Galmudug iyo Ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca oo fadhiya Magaalada Dhuusamareeb Wuxunaa ku cadeyay Qoraalkiisa in la qabanayo doorashada madaxweynaha Galmudug taasoo ka dhacaysa Magaalada Cadaado oo ah Sida uu sheegay Caasimadda KMG ah ee Gaalmudug.

Waraaqda uu soo saaray Madaxweynaha Galmudug,Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa u qoran Sida hoos ku xusan :-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -