Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Wasaarada Arimaha Gudaha oo War cusub kasoo saartay Doorashada Galmudug (Akhriso)

Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay in doorashada Hogaanka maamulka Galmudug ay dhaceyso 4-ta bisha soo socota ee July oo ay ku egtahay mudo xileedka maamulka hada jira.

War Saxaafadeedka kasoo baxay Wasaarada Arimaa gudaha ayaa lagu sheegay in doorashada maamulka Galmudug ay ka dhaceyso magaalada Dhuuso Mareeb ee caasimada maamulka Galmudug.

Wasaarada Arimaha gudaha warkan ay soo saartay ayaa imaanaya xili Dowlada iyo kooxda Suufida ee joogta Dhuuso Mareeb ay galeen heshiisyo hoose sidoo kale Madaxweyne Xaaf shaaciyay in uu buray heshiiskii Galmudug iyo Kooxda Ahlu Sunna

Related posts

Ciidanka NISA oo dhalinyaro Ciyaal weero ah ka qabqabtay Muqdisho (Sawirro)

Caydiid Ali

Villa Somalia oo beenisay in Xassan Shiikh & Abiy Ahmed ay ku kulmayaan Rome

Caydiid Ali

Nin la socday gaari Meyd lagu siday oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Cabdi Cade
Taboola Ads ---