Howlgal qorsheysan oo dhinaca cirka ah, ujeedkiisuna ahaa burburinta koox ka tirsan Daacish (ISIS), ayaa waxaa Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo beegsado dhaqdhaqaaqyada kooxda.
“Duqeyntan ayaa ka dhacday meel qiyaastii 70km koonfur-bari kaga beegan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, dowlad-goboleedka Puntland ee Soomaaliya” ayaa lagu yiri War ka soo baxay DF oo sidan hoose u qornaa:-