Friday, March 29, 2024

(Akhriso) War-Murtiyeed 8 qodob ka kooban oo ka soo baxay Shirkii Dhuusamareeb

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goor dhow uu halkaas ka furmay shirkii madaxda DF iyo dowlad goboleedyada ka dib kulamo...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Cabdudwaaq (Sawiro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhinaca dhulka ah uga soo ambo baxay magaalada Cadaado ayaa goordhaw...

Kulankii Qoor-qoor & Deni oo goor dhow soo gebageboobay (Maxaa ka soo baxay?)+Sawirro

Shirka iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee saaka ka dhacay woqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa soo dhammaaday goor dhow salaadii Jimcaha ka dib. Waxaa shirka ka qeyb...

Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamo taabacsan Xaaf oo loo diiday in ay galaan  Dhuuso Mareeb

Ciidamo aad u hubeesan oo taabacsan Madaxweynaha xaalku ku xun yahay ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa loo diiday in ay gudaha u...

Banaan bax looga soo horjeeday Al Shabaab oo maanta la dhigay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ka dhacay banaan bax balaaran oo looga soo horjeeday kooxda Al Shabaab ee dagaalka ka wada...

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Guriceel iyo meydad yaala xaafadaha qaar

Waxaa saakay wax xoogaa degan xaalada magaalada Guriceel oo sadexdii maalin ee lasoo dhaafay ka socdeen dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada federaalka...

Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug oo saakay la xareeyay xili uu …

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in saakay guddiga farsamada iyo maamul dhisida Galmudug ay xareeyeen dhamaaan Odayaasha saxiixayaasha...

Madaxweyne Qoor Qoor oo shaaciyey liiska Musharaxiinta aqalka sare ku metelaya Galmudug (Magacyada)

Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyey 6 ka mid ah liiska musharaxiinta ku tartamaya 8 kursi oo ay Galmudug ku leedahay Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka...

Mareykanka oo shaaciyay Khasaaraha Al Shabaab ku gaarsiiyeen duqeyn ka dhacday Dabad Shiil

Dowlada Mareykanka ayaa shaacisay in Al Shabaab khasaaro xoogan ku gaarsiiyeen duqeyn diyaaradahooda dagaalka ka fuliyeen deegaanka Dabad Shiil oo kuyaala duleedka degmada Xarar...

Doorasho Natiijadeeda lasii og yahay oo maanta ka dhacay magaalada Dhuusomareeb

Waxaa maanta oo Sabti ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ka dhacdo doorashada labada kursi ee ugu dambeeya kuraasta...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs