Monday, April 29, 2024

Qarax goor dhow ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo Wararkii ugu dambeeyey

Qarax ayaa goor dhow oo caawa fiidnimadii ah waxaa laga maqlay bartamaha magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo...

Ciidamo Soomaali iyo Maraykan isugu jira oo xalay Sh/hoose ku dilay wadaad caan ah

Ciidamo Somali iyo ajnabi ah ayaa gurigiisa ku weerraray kuna dilayn Sheekh caan ka ahaa degmada Wanla-weyn ee Gobolka Sh/Hoose sida ay sheegayaan wararka...

Al-Shabaab oo markii ugu horeysay ka hadashay musharaxnimada Mukhtaar Roobow

Xarakada Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay ka hadashay tallaabada uu afhayeenkoodii hore Mukhtaar Roobow isugu soo sharraxay xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed. Warbaahinta Rasmiga ah...

Colaad lix sano aafeysay Magaalo ku taala Koonfurta Somalia oo la soo afjaray (Daawo...

Guutada 14-ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay in lakala qaado Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano ah isku hor fadhiyay magaalada Marko...

Mukhtaar Roobow oo mar kale ku celiyay in Musharax Madaxweyne yahay !! (Daawo Sawirada)...

Afhayeenkii hore ee kooxda Al Shabaab hada ah Musharax u taagan Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa maanta...

Abuu Mansuur oo dhagaha ka fureestay Amarkii Dowlada iyo Munaasabad lagu taageerayo oo…

Magaalada Baydhabo  ee xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa olole xoogan kawada Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo isku soo sharaxay Madaxweynaha...

Ciidamada dowlada oo laga qabsaday degaan ku dhow Baydhabo & Xiisad ka taagan

Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay iney qabsadeen tuulada Goofguduud Buurey oo 30km magaalada Baydhabo kaga began dhinaca degmada Waajid. Sida warku sheegayo ciidamo...

Labo kamid Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha shacabka oo la dilay

Kooxo hubeesan ayaa maanta siyaabo kala duwan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ugu dileen labo kamid ah ergadii soo dooratay Xildhibaanada...

Beelaha Koonfur galbeed Somalia ma iyagaa ugu horeeyay inay u barakacaan gobolada beelaha kale?

Sidaan ognahay kumanaan ka mid ah beelaha dega Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa rubac qarnigii ugu dambeeyay ku barakacay qaybo ka mid ah dhulka...

Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay gobolka Shabeelaha hoose

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya degaanka Lambar 60 ee gobolka Sh/hoose qarax ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan militariga Soomaaliya oo marayay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs