Monday, January 20, 2020

Ciidanka Danab oo sheegay iney laayeen dagaalyahano Shabaab ah oo qaraxyo diyaarinayay

Guutada 16aad ee ciidanka kumaandoska Somalia ee Danab ayaa hawgal balaaran oo ay ka sameysay degaanka Baloow Eylo ee gobolka Shabeellada Hoose waxay ku...

Ciidanka Kumandoska ee DANAB oo Al-Shabaab oo kala wareegay degaano cusub (Sawirro)

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Kamaandoska ee Danab ayaa todoba Tuulo kala wareegay kooxda Al-Shabaab sida laga soo xigtay saraakiisha ciidankaas. Guutada 16aad ee...

Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha dagaalkii saaka ka dhacay Goof-gaduud

Ciidamada dowlada ayaa dib ula wareegay degaanka Goof-guduud ee duleedka magaalada Baydhabo ka dib markii ay saaka qabsadeen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab oo weerar...

Madaxweyne Lafta Gareen oo sheegay in Abuu Mansuur uusan Xirneyn uuna degan yahay guri...

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo dhawaan u dabaal degay sanad guuradii koobaad ee kasoo wareegtay markii la doortay ayaa...

Al Shabaab oo saakay weerar xoogan ku qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Milatariga

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroor hore weerar xoogan waxa ay ku qaadeen deegaanka Goof Gaduud oo kuyaala duleedka...

Mahad Salaad oo si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Laftagareen

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa jawaab ka jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen oo si aan...

Madaxweyne Laftagareen oo si kulul u weeraray siyaasiyiinta mucaaradsan DF (Sawirro)

Xuska sanadguuradii 1-aad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay lagu qabtay...

Dagaal khasaare nafeed geystay oo ka dhacay duleedka degmada Afgooye

Dagaal ayaa saaka ka dhacay duleedka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo dabley ka tirsan ka tirsan Al-Shabaab. Dagaalka ayaa...

LAST WEEK NEWS

Shabab militants from Somalia may have received help from Kenyans for...

U.S. Africa Command officials believe that al-Shabab militants from Somalia crossed the border into Kenya to conduct an attack on U.S. and Kenyan forces earlier...