Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Musharaxiinta diidan Laftagareen oo Shuruudo ku xiran shirka Dib u heshiisiinta ee la qabanayo

Musharixiinta xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed sida weyna u diidan madaxweyne Laftagareen ayaa qoraal ay soo saareen ku shaaciyay shuruudo adag ay ku xireen ka qeyb noqoshada shirka dib u heshiisiinta uu qaban qaabinayo Sheekh Aadan Madoobe.

Qoraalka ay soo saareen musharaxiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayey ku sheegeen in marka hore aan lagala tashan xubnaha guddiga qaban qaabada shirka ay sheegeen in ay ku jiraan xubno ku dhaw dhaw madaxweyne Laftagareen.

Musharaxiinta ayaa sidoo kale saddex shuruud oo adag ku xiran in ay ka qeyb galaan shirka lagu wado in uu ka furmo magaalada Baydhabo ee looga hadlayo sidii xal looga gaari lahaa khilaafka siyaasiga ah ee taagan.

Halkan ka Akhriso qoraalka kasoo baxay musharaxiinta

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Bankiga cusub ee My Bank Limited oo Muqdisho laga daah-furay (Sawirro)

Caydiid Ali

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Sacuudiga

Cabdi Cade

Ganacsato 8 Milyan oo Dollar ugu deeqay dadkii ku hanti beelay Suuqa Waaheen (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---