Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

(Akhriso) DF iyo dowlad gobol goboleedyada oo gaaray heshiis ay maqan tahay Puntland

Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gebagebeeyey shir u socday Wasaaradaha Dowladda Federaalka, Koonfur Galbeed, Jubaland, Hirshabeelle, Galmudug, Guddoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka.

War-mirtiyeed ay wadajir u soo saareen ayaa lagu xusay 8 qodob oo la xiriira horumarinta haweenka iyo ilaalinta xuquuqdooda, waxaana heshiiskaas ka maqnayd Puntland.

Ma cadda sababta ay wasiirka haweenka Puntland uga soo qeyb geli waayeen , iyadoo maasuuliyiin ka tirsan Wasaarada haweenka DF ay allbanaadir Online u sheegeen ineysan ka soo jawaabin casuumadii loo diray.

Qodobada ay ku heshiiyeen Wasaaradaha Dowladda Federaalka, Koonfur Galbeed, Jubaland, Hirshabeelle, Galmudug, Guddoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka ayaa kala ah sida hoos ku xusan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dal Yurub katirsan oo xiraya waddooyin ay mari jireen Tahriibayaal Soomaaliyeed

Cabdi Cade

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Adenkule J.M.King iyo wafdi uu hoggaaminayay (Sawirro)

Cabdi Cade

Muqdisho: Taliye saldhig Boolis iyo ciidan la socday oo ku biiray Mucaaradka (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---