Sunday, May 26, 2024

Xildhibaankii labaad oo maanta ku guuleystay doorasho ka dhacday Baydhabo

Doorashada kuraas ka banaaneyd Golaha Shacabka ayaa maanta ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Waxaa la soo gebegabeeyay doorashada kursigii labaad oo uu...

Qaraxyo culus oo laga maqlay Magaalada Marko iyo Wararkii ugu dambeeyey

Qaraxyo khasaare dhaliyay ayaa ka dhacay Magaalada Marko ee xarunta gobolka Sh/hoose wax yar ka dib markii ay saaka Ciidamada dowladda Soomaaliya oo aad...

Ciidamo cusub oo Milatari ah oo la geeyay Degmo Al Shabaab Go’doomiyeen (Sawirro)

Ciidamado cusub oo katirsan milatariga Soomaaliya dhawwaana tababar loogu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta la geeyay...

Ciidamada Dowlada oo gacanta ku dhigay Caruur Al Shabaab askareeyeen (Daawo Sawirada)

Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya gacanta kusoo dhigeen caruur kooxda Al Shabaab  si qasab ah ku...

Madaxweyne Laftagareen oo abaabul dagaal u tagay degmo katirsan gobolka Bakool (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool. Socdaalka Madaxweynaha...

Aqalka Sare oo wufuud dhexdhexaadin ah u diray dowlad goboleedkii Sadexaad

Wufuud ka socota Golaha aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u kala dhoofay magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo ee dowlad Goboleedyada Koonfur galbeed...

Musharaxiinta diidan Laftagareen oo Shuruudo ku xiran shirka Dib u heshiisiinta ee la qabanayo

Musharixiinta xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed sida weyna u diidan madaxweyne Laftagareen ayaa qoraal ay soo saareen ku shaaciyay shuruudo adag ay ku xireen ka...

Madaxweyne Laftagareen oo caawa Magacaabay Wasiiro cusub (Magacyada)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa caawa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya golihiisa wasiirada. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Laftagareen...

Ciidamada amaanka oo qabtay Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay iyo ragii watay

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada amaanka magaaladaasi ku qabteen gaari waxyaabaha qarxa...

Shariif Xasan oo laga yaabo in uu ka tanaasulo Doorashada  Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Warar saacadihii ugu dambeeyay isa soo tarayay ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan uu qorsheenayo saacadaha soo aadan...

News in English

Advocating for Democratic Governance Over Tribal Governance in Somalia

Somalia exhibits a de facto system of governance blending tribal and democratic elements, shaped by its unique historical, cultural, and political context. Within this...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs