Saturday, August 8, 2020

Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya oo is casilay iyo sababta keentay

Wasiirka Tamarta iyo Biyaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu...

Laftagareen oo Baydhabo sagootin ugu sameeyey Mr. Vikram Parekh (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Max'ed (Laftagareen) ayaa Magalada Baydhabo kulan sagootin ah ugu sameeyey madaxii UNSOM ee Magaalada Baydhabo...

Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay xaalada ka taagan magaalada Baydhabo

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xiisada iyo rabshadaha ka taagan magaalada Baydhabo, oo ka dhashay xarig shalay magaaladaasi loogu...

Afhayeenka dowlad goboleedyada oo ka jawaabay hadalkii Wasaarada A/Gudaha Somalia

Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed, ahna Afhayeenka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda C/llaahi Shiikh Xasan ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay inay Ciidan iyo hub...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo laga codsaday Magdhaw iyo sii deynta Sheekh Mukhtaar Roobow

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta halkaasi kulan ku yeesheen Ra'isul Wasaaraha Xukuumada...

Marxuumad Haajira Cali Aadan oo aas Qaran loo sameeyey & Khayre oo ka qeyb...

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubno ka tirsan golihiisa Wasiiradda ayaa ka qeyb galay aas Qaran oo maanta Magaalada Baydhabo loogu sameeyay...

Xildhibaan hore oo ku dhaawacmay Weerar bambaano oo ka dhacay Baydhabo

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in galabta halkaasi uu ka dhacay weerar bambaano uu...

Saraakiil katirsan Al Shabaab oo Howlgal lagu dilay (Akhriso Magacyada)

Howlgal ciidanka Milatariga Soomaaliya ka sameeyeen duleedka Degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in lagu dilay saraakiil katirsan dagaalyahanada Al Shabaab. Saraakiil...

(Akhriso) Sagaal Shardi oo lagu xiray musharaxiinta doorashada Koonfur galbeed

Guddiga doorashooyinka maamulka Koofur Galbeed ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay ilaa 9 qodob oo ah shuruudaha laga doonayo qofka noqonaya murashaxa madaxweyne...

Fatahaad & daadad iswata oo saameeyey xaafado ka tirsan deg. Afgooye (Sawirro)

Webiga shabelle ayaa fatahaad ka sameeyay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose iyo tuulooyinka hoos yimaada saacadihii ugu dambeeyey. Fatahaada webiga ayaa si weyn u saameysay...

LAST WEEK NEWS

Massive blast in Beirut kills at least 10 people and injures...

A huge explosion near the centre of Beirut killed at least 10 people, injured hundreds and sent shockwaves across the Lebanese capital, shattering windows...