Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa sheegay in dalkiisu uu joojiyey duqaymihii uu ka fulineyey Yemen, kadib markii sida uu ku dooday ay Xuutiyiintu aqbaleen heshiis...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam, oo ay wehliyaan Safiirka OIC, Safiir ku xigeenka Safaaradda Sucuudiga ee Soomaaliya iyo wakiilo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay weerarradii ugu dambeeyay ee lagu qaaday kaabayaasha iyo xarumaha rayidka ee magaalooyinka Kassala iyo Port Sudan ee...
Waxaa maanta xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar kamid ah madaxda...