Ciidamada Dowlada oo gacanta ku dhigay Saraakiil katirsan Al Shabaab
Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howlgal qorsheesan ka fuliyeen degmada Afgooye iyo deegaano ku dhaw dhaw, waxaana howlgalkaasi ciidamada kusoo qabteen saraakiil...