Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in Ciidamada dowladda Soomaaliya oo xog ka helay Shacabka kunool degmada Wadajir ay ku guuleysteen inay soo qabtaan Sarkaal Sare...
Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ayaa waxay sheegayaan in korontada, Biyaha iyo qadkii internetka laga jaray magaaladaas. Talaabadan ayaa ka dambeysay...
Wasiirka Arimaha Dibada ee dawladda Federaalka Axmed Ciise Cawad oo jooga magaalada Garoowe ayaa sheegay in la xaliyay murankii saaka ka dhashay isku daygii ciidamo...
Iyadoo ay ka sii darayaan rabshadaha saaka ka bilowday magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa wararkii ugu dambeeyey ee halkaas naga soo...