Qarax xoogan oo daryankiisa laga maqlay meelo badan ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya...
Ra’isul wasaaraha Ingiriiska Theresa May ayaa booqashadeedii ugu horeysay ku imaneysa qaarada Afrika tan iyo intii ay xilka qabatay. Theresa May ayaa sheegtay booqashadan inay...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo booqanaya Washington ayaa sheegay inuu kulan la yeelanayo Madaxweynaha Mareykanka uuna kala hadli doono dhawr arrimood oo ay ka mid...
Magaalo Jarmalka ku taalla ayaa muddo lix saac ah dadkii laga daad gureeyay si loo xaqiijiyo in lakala furfuro oo la qaado bam toddobaadkan horraantiisii...