Allbanaadir.com
NEWS

DF oo War ka soo saartay dagaal ka dhacay duleedka Adan yabaal

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ee Hiiraan ayaa ku jabiyay al shabaab, weeraro ay ku soo qaadeen deegaano dhaca xadka labada gobal ee Hiiraan iyo Sh/dhexe sida lagu sheegay War saxaafadeed ka soo baxay Dowlada Somalia

“Geesiyaasha degaanka iyo Ciidamada Xoogga Dalka ayaa hawlgallo socday ku dhawaad 48 saacadood ku dilay in ka badan 70 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta , iyagoo sidoo kale cadowga ka furtey  hub aad u badan” ayaa lagu yiri War saxaafadeedka oo sidan hoose u qoran:-

Related posts

Canada oo argagaxiso u aqoonsatay Milateriga dal ka mid ah dalalka Islaamka

Caydiid Ali

Maxkamad Xukuno culus ku riday xubno lagu helay iney ka tirsan yihiin Al-shabaab & Daacish

Caydiid Ali

Faahfaahin: Afar qarax oo ka dhacay Magaalo ku taalla dalka Itoobiya

Caydiid Ali
Taboola Ads ---